PRO PLAN – Horumarinta Xirfadda Warbaahinta iyo AI Content Creation
About Course
Waxaa loogu talagalay kuwa raba inay sare u qaadaan xirfaddooda saxafadeed iyo content-ka
Course Content
HORDHACA SAXAAFADDA : SAXAAFADDA & QEEXIDEEDA!
-
Waa maxay Saxaafad, Qeexid guud & Tafaasiil dheeraad ah
19:01 -
Shaqada Saxaafadda, 6 qodob & macnaha Saxaafadda.
18:23 -
Kaalintada Saxaafadda ay kaga jirto horumarinta Bulshada.
22:16 -
Taariikhda Saxaafadda Soomaaliya & Doorka ay uga jirto Karaanka bulshada.
20:21
HORDHACA SAXAAFADDA : SAXAAFADDA & QEEXIDEEDA! (copy)
ChatGPT-AI-ga ugu khatarsan ee hadda jira!
🧠 Sida Looga Faa’iideysto ChatGPT – Casharro Fudud
Sora AI – Bilowga Video Abuurista
🧠 Typing Training-tababar gaaban oo ku saabsan sida keyboard degdeg wax loogu qoro
📰 NOOCYADA SAXAAFADDA IYO WARIYENIMADA
WAR SAMEYNTA & SHURUUDAHA LA RABO!
🔧 AI & Tools Faa’iido Leh
Gemini AI – AI-ga ay Google kula tartanto ChatGPT
🎬 Sheeko ku samee AI
QAADIDA WAREYSIYO MUHIIM AH & HABRAACYADOODA
SIDEE LOO WAREYSTAA MADAXWEYNAYAASHA & MASUULIYIINTA SARE!
HABKA LOO NOQDO WARIYE BAARIS SAMEEYA- investigative journalist!
SAXAAFADA CASRIGA AH & WARIYE SAAMEYN LEH!
SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYAA SAXAAFADA CASRIGA AH?
Casharada Iman Jama – Breaking News (Sidee loo sameeyaa war degdeg ah)
🔥 Nasiib ma aha- Viral Strategy – Sirta Faafitaanka muuqaalka
Student Ratings & Reviews
waad joogtaa booskii ugu wanaagsanaa ee aad naftaada ku hormarin lahayd (Gaylan academy)
Waxaan halkan kula wadaagayaa waayo-aragnimadaydii cajiibka ahayd ee koorsada Saxaafadda Casriga ah ee aan ka qaatay Geylan Academy. Koorsadani waxay igu kordhisay faham qoto dheer oo ku saabsan war-bixinta, qorista, muuqaal duubista, adeegsiga baraha bulshada, iyo sida lacag looga sameeyo digital-ka iyadoo la adeegsanayo farsamooyin fudud oo views badan lagu helo. Waxaan si daacad ah ugu talinayaa qof kasta oo doonaya inuu barto saxaafadda casriga ah iyo muuqaal duubista inuu doorto Geylan Academy, waxaana u balan qaadaya inuu wakhti yar arki doono natiijo cajiib ah.
Waa koorso Aad u Faido badan qofkii Rabo inuu sifiican u fahmo barto saxaafada & Ai casrigakan,naftaada kumaalgeli xirfado kaamaqnaa si Aad gudbiye & xirafdle wanaagsan unoqoto.
Run Ahaantii Waxaan Odhan Karaa Waa Goorso Xiligeedii Alle Idin Waafajiyay Inaad Noofaaiidaysaan Wakhtigiina Iyo Aqoontiina Noo Hurtaan Waxaana Rajayn Hayaa Inaan Dhaxalkan Idinka Reebno Umadana Ku Anfacono Shukran Kunjeer Ustaad Farah Gaylan Iyo Ustaad Asad iyo Dhamaan Hawl Wadeenada Kale Ee Ka Qayn Qaadanhaya Habsami Usocodka Casharada
Mantay maalgasho naftaada si aad oga midnoqoto guulestayaasha mustaqbalka
Great
Best channel
courseka waxne waka faidey waxne inaan tijabiyo oo aan tijabo saxa kaqado fahamkeyga waan wey isuraga gali weydey.
caqabado iqabsadey awaded.
horta waxa aan wax kafaidey waxaan dhihi karaa qeybta AI ayada qeybtaas wax badan ayaan kafaidey runtii, balse iyada caqabado ah acess la,aan AI ayada ayaa iqabsadey si aan ugu shaqeysiyo casharka macalinka ina siyey.
qeybta saxafada wax aan faham guud ahyn kama fahmin sida saxdane aniguba xooga manan sarayn wayo ma ahan hubigeyga inaan saxafi noqdo ee waa inaan muqalo sameyo content creation.
balse faham guud ayaan kaqatay oo hadi aan ubahdo ii ah bar bilow fican.
MAXAAN JECLAAN LAYN IN AY KUJIRAAN.
Runtii wxaan jeclaan laha in ustaad faarah abdulkadir fahfahin inaga siyo qababka adigo somalia joga aad hadi aad facebook ledahy aad lacag oga samayn lahyd.
macnaha waxaan kawadaa strategyda uu umarey in laso aqbalo
iyo hadi cilado kugu yimadan sida aad isku xalin karto kaligaa,
madama mudo dheer uu haysto monesationka facebook.
waad mahadsantihin waxaan rajeynaa intaan kabadan inaan idinka sii faido.

Thnks ustaad farah and ustaad asad