kor u qaad xirfadahaaga iyo aqoontaada

Halkan ka baar course aad doonayso
Saxaafad

Saxaafada ka baro khabiiro saxaafadeed.

Content creation

Muuqaal samaynta ka qaado muuqaal sameeyeyaal ay u shaqaysay

Crypto

Suuqa crypto oo hada ah goob trending ah ayaa kuugu diyaara

Marketing

Suuqgeynta ayaad ka baran doontaa Gaylan academy

Featured Courses

Ha sugin in isbedelku iska yimaado, talaabo qaad.

Saaxiibo badan ayaa kugu sugaya madasha

Khabiir ku noqo feild-gaaga, naguna soo biir!

qof kasta oo maado ku taqasusay wuxuu u baahan yahay tababar joogto ah si uu u xusuusnaado ama aqoontiisa cusboonaysiin ugu sameeyo.

Meida and content creation
0%
Business & Marketing Instructors
0%
Finance & Accounting Instructors
0%
Photography & Videography Instructors
0%

Su'aalaha ugu badan iyo jawaabahooda

Gaylan Academy waa mac-had Online ah oo aad ka baranaysid warbaahinta iyo guud ahaan muxtawe-abuuridda (content creation). Markaad ku soo biirtid bahda Gaylan Academy, waxaad baran doontaa sida wariye loo noqdo, muuqaal loo sameeyo, looga ganacsado.

Maya khibrad hore uma baahnid oo waa laguu bilaabayaa. hadii aad horay u taqaanayna kaba sii fiican oo waad sii horumarinaysaa xirfadaada. 

Si guud waxaad baran doontaa, diyaarinta wararka dhinac walba, inaad samayn kartid muuqaalada warbaahinta laga daawado, inaad baratid qaabka AI muuqaal iyo qoraal loogu sameeyo, inaad baratid sida loo sameeyo sheekooyin la daawan karo, inaad baratid sida loo helo daawasho badan oo Organic ah iyadoo aan nasiib ku dhisnayn, inaad baratid qaabka degdeg wax loogu qoro (typing speed) iyo sida Social Mediaha looga ganacsado ama lacag looga sameeyo. 

waxaad ku bixin kartaa nidaamyada badanaa ay soomaalidu isticmaalaan sida EVC, SAHAL iyo ZAAD. Waxaad kaloo ku bixin kartaa USDT, Bank Card, Mpesa, Ebirr iyo Premier Wallet. Hadii aad xawaalad isticmaalayso la xiriir marka hore whatsappka ka dib weydii qaabka aad u soo diri kartid.

Halkan ka eeg qaababka lacagta loo bixiyo oo dhan CLICK

Daawo videogan kaa caawinaya sida la isku diiwaangaliyo ama taabo halkan

waxaa koorsada ku dhex jira meel aad macalinka ku soo weydiin karto su’aalaha la xiriira casharka. Hadii kale telegramka qaybka discussionka ayaad ku soo diri kartaa su’aashaada

qayb walba oo koorsooyinka ka mida waxay furnaanaysaa waqti cayiman. marka eeg qaybta aad furatay waqtiga ay kaaga xirmayso. dabcan waqtiga u yar ee ay ku xiranto waa 3 bilood.

Haa, laakiin hadii aad iibsatid midka Plus Plan ama Pro Plan waxaad helaysaa casharadii oo dhan marka uma baahnid kan ugu hooseeya oo casharkiisii kan ka sarreeya ayuu ku jiraa

Haa, ardaydeena waxay u wada shaqeeyaan koox koox, waxaana lagugu darayaa groupka ardayda si aad halkaas ugu wada shaqaysaan.

Caawin miyaad u baahan tahay?

Haddii aad caawin u baahato nagala soo xiriir halkan hoose.

Chat Support Center

Whatsappka nagala soo xiriir

Email support

Farriin noogu reeb emailka

Toos u wac

Waxaad si toos ah nooga soo wici kartaa lambarkan hoose