5.00
(5 Ratings)

PLUS PLAN – Koorsada Buuxda ee Saxaafadda & Content Creation

Categories: media
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Waxaa loogu talagalay kuwa raba inay sare u qaadaan xirfaddooda saxafadeed iyo content-ka

What Will You Learn?

  • Koorsadii ugu dhammaystiranayd ee lagu barto saxaafadda casriga ah & abuurista content tayo leh!
  • Waxa Aad Baran Doonto:
  • AI & ChatGPT: Ku abuuro qoraallo, video scripts, blog posts, warar & content tayo sare leh
  • Saxaafad Xirfadeed: Sida loo sameeyo war sax ah, wareysiyo, warar degdeg ah & baaritaanno sugan
  • AI Tools: Sora, Gemini, Elevenlabs, VEO3 & qalab kale oo kuu fududeynaya content samaynta
  • Typing & SEO: Horumarinta xirfadda qoraalka iyo sida loo gaaro dad badan
  • Viral Strategy: Baro sirta muuqaallada faafa (Click Through Rate & Audio Retention)
  • Monetization: Sida content-kaaga ama warbaahintaada lacag loogu beddelo
  • In ka badan 60 cashar oo muuqaal ah
  • Ku bilaabasho bilow ah, kuna dhammayn xirfadle diyaar u ah suuqa shaqada
  • Helis buuxa oo casharro Lite + Pro
  • Barasho markaad rabto (on-demand), mar walba dib u daawan karo
  • Tusaalooyin dhab ah oo laga soo qaatay Gaylan Media

Course Content

HORDHACA SAXAAFADDA : SAXAAFADDA & QEEXIDEEDA!

  • Waa maxay Saxaafad, Qeexid guud & Tafaasiil dheeraad ah
    19:01
  • Shaqada Saxaafadda, 6 qodob & macnaha Saxaafadda.
    18:23
  • Kaalintada Saxaafadda ay kaga jirto horumarinta Bulshada.
    22:16
  • Taariikhda Saxaafadda Soomaaliya & Doorka ay uga jirto Karaanka bulshada.
    20:21

HORDHACA SAXAAFADDA : SAXAAFADDA & QEEXIDEEDA! (copy)

ChatGPT-AI-ga ugu khatarsan ee hadda jira!

🧠 Sida Looga Faa’iideysto ChatGPT – Casharro Fudud

Sora AI – Bilowga Video Abuurista

🧠 Typing Training-tababar gaaban oo ku saabsan sida keyboard degdeg wax loogu qoro

📰 NOOCYADA SAXAAFADDA IYO WARIYENIMADA

WAR SAMEYNTA & SHURUUDAHA LA RABO!

🔧 AI & Tools Faa’iido Leh

Gemini AI – AI-ga ay Google kula tartanto ChatGPT

🎬 Sheeko ku samee AI

QAADIDA WAREYSIYO MUHIIM AH & HABRAACYADOODA

SIDEE LOO WAREYSTAA MADAXWEYNAYAASHA & MASUULIYIINTA SARE!

HABKA LOO NOQDO WARIYE BAARIS SAMEEYA- investigative journalist!

SAXAAFADA CASRIGA AH & WARIYE SAAMEYN LEH!

SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYAA SAXAAFADA CASRIGA AH?

Casharada Iman Jama – Breaking News (Sidee loo sameeyaa war degdeg ah)

🔥 Nasiib ma aha- Viral Strategy – Sirta Faafitaanka muuqaalka

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 5 Ratings
5
5 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Casharadaan way fadhiyaan waxaan ka helay kalsooni iyo aqoon aan barmaamijyo dhaxal gal ah aanku diyaarin karo mahadsanidiin bahda Gaylan media khaas ahaan Farah Abdulqadir, Asad Gaaciye iyo Iimaan
Abdiqani Bashir
2 months ago
Dhamaan Teamka (Geylanacademy) Xaqiiqdi wa kuwa u taagan waxbarid tayo iyo waliba dhiiragalin joogta ah Qasatan ustad Saadaq oo si maalin ah iyo waqti walba ino garabsiiyo. Waxaana aniga ahanteyda ka helay casharo iyo qibrado aan si sax ah ugu fahmay qaabka warbaahinta ugu shaqeyso bulshada. Waana ku faraxsanahay inaan waxkabarto Geylanacademy iyo macalimiin qubrad iyo waya aragnimo u leh dhanka saxaafada.
Great
Mid kamid ah koorsyada cajiibka ah ee bulshada Soomaaliyeed waxtarka wayn u leh ayaan halkan ka daalacday. Sumcad ahaan iyo aqoon ahaan is dhis inta aanad hortagin bulshada oo aanad wax usoo gudbin. aragtida aad ka haysato inaad bulshada kasoo hormuuqato ama wax usoo gudbiso wax wayn ayay ka bedelaysaa markaad casharadan dhugato. Waa kooraskii koowaad ee waxtar la taaban karo oo itus oo itaabsii ah aan ka qaatay Gaylan Academ.
Arif Deq Anod
2 months ago
Hagaag
waxa aan halkaan ka daawaday inta badan ee casharada kujira website kaan GAYLAN ACADEMY
Waxaana ka kororsaday aqoontayda xaga saxaafadda iyo hal abuurka ah waxa aan dhamaan dhalinyarada kale ee page kaan soo bookhanaysa kula talinayaa in ay ku dedaalaan sidii ay naftooda u hormarin lahaaayeen

GUUL INSHA'ALLAH