5.00
(2 Ratings)

Lite Plan – Bilowga Saxaafadda & Content Creation

Categories: media
Wishlist Share

About Course

Waxay ku habboon tahay ardayda raba iney fahmaan aasaaska AI, typing, journalism iyo content creation

What Will You Learn?

  • Barashada typing-ka si xirfad leh
  • ✅ Fahamka aasaasiga ah ee AI iyo ChatGPT
  • ✅ Sida loo sameeyo akoon ChatGPT iyo isticmaalka prompts fudud
  • ✅ Hordhac guud oo ku saabsan saxafadda iyo doorkeeda bulshada
  • ✅ Barashada Sora AI – sida muuqaalada loogu abuuro AI

Course Content

Saxaafadda-Basics

  • Waa maxay Saxaafad, Qeexid guud & Tafaasiil dheeraad ah.
    19:01
  • Shaqada Saxaafadda, 6 qodob & macnaha Saxaafadda.
    18:23
  • Kaalintada Saxaafadda ay kaga jirto horumarinta Bulshada
    22:16
  • Taariikhda Saxaafadda Soomaaliya
    20:21

ChatGPT Basics

Sora AI Basics: AI-ga muuqaalada sameeya ee OpenAI

Typing Training-tababr kooban oo sida Keyboardka degdeg wax loogu qoro

Sidee looga faaidaystaa ChatGPT, casharro fudud

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AM
10 months ago
great!
SA
10 months ago
This course was very important to me now I understand how I can turn my creativity into reality although I would to take further knowledge about AI specifically those for short film making,thank you for your effort.